(Sawirro) Ciidanka Danab oo howlgal ku qabtay Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab

Ciidanka Kumaandoska DANAB gàar ahaan Ururka 5aad Guutada 16aad ee Ciidanka XDS iyo Kuwa Nabad sugida Maamulka Jubbaland ayaa howlgalo ka dhan ah Al-shabaab ka wada maalmahan deegaanada dhaca Galbeedka Magaalada Kismaayo. Deegaanadan oo kala ah Shabac, Gaawo Gabdhoodle, Beerxaani, Qudus Iyo Kaanjaroon oo ay gacanta ku hayeen Al-Shabaab. Hawlgalku Intuu socday ayay ciidanka waxa … Continue reading (Sawirro) Ciidanka Danab oo howlgal ku qabtay Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab